Wacaal daray ah: Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr. 157 October 28, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliye Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ayaa sidan hoose u qornaa.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo Khibradiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Sareeye Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

2. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com