Author: Xasan

1 189 190 191 192 193 509 2292 / 6107 POSTS
Xildhibaan Idiris Dhaqtar: “Farmaajo waan kuu duceyneynaa ee usha iska dhig oo Maanta Baarlamaanka hortooda isku casil”

Xildhibaan Idiris Dhaqtar: “Farmaajo waan kuu duceyneynaa ee usha iska dhig oo Maanta Baarlamaanka hortooda isku casil”

Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xilligaan aysan lahey mas’uul u damqanay, isla m [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Wabiga Shabelle oo fatahaad sameeyay

Wabiga Shabelle oo fatahaad sameeyay

Wabiga Shabelle ayaa ka fatahay deegaanka Moyko iyo Baareey oo ka kala xiga dhinaca Koofur Bari iyo Waqooyi Bari caasimada dowlada goboleedka Hirshabe [...]
Kulankii Baarlamaanka oo furmay iyo madaxweynaha oo la sugayo

Kulankii Baarlamaanka oo furmay iyo madaxweynaha oo la sugayo

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta hortagaya Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soom [...]
Tartan iyo Tacliin: Habeenkii 10aad iyo Dugsiydii ku tartamay (daawo)

Tartan iyo Tacliin: Habeenkii 10aad iyo Dugsiydii ku tartamay (daawo)

Tartan & Tacliin: Habeenkii 10aad iyo Dugsiyadii fooda isdaray waxaa warbixintan ka diyaariyay wariye Xasan Heykal.Garowe. https://www.youtube.com/wa [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 70aad daawo)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 70aad daawo)

Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenk taxanihiisii 70aad, Waxaana soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed. https://soundcloud.com [...]
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso. https: [...]
MAANHADAL: MASUULIYADDA DHIBAATOOYINKII KADHASHAY MUDDO KORORSIGA, GO’AANKA MADAXWAYNAHA IYO SHIRKA BERRITO EE BAARLAMAANKA (daawo)

MAANHADAL: MASUULIYADDA DHIBAATOOYINKII KADHASHAY MUDDO KORORSIGA, GO’AANKA MADAXWAYNAHA IYO SHIRKA BERRITO EE BAARLAMAANKA (daawo)

Kunalnti wacan dhegaystayaal kusoo dhawaada barnaamjikii Maanhadal ee Warbaahinta Daljir Barnaamjka todobaadkan waxa uu ku saabsan yaha, Mas'uulyada d [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Madar. Hoos kaga bogo. https://soundclou [...]
Hargeysa: Libaaxii Baxsadka ahaa oo la toogtay (Warbixin)

Hargeysa: Libaaxii Baxsadka ahaa oo la toogtay (Warbixin)

Ciidamada Booliska Soomalailand ayaa toogasho kudilay libaaxii baxsadka ahaa ee xalay maqribkii magaalada Hargeisa ku cunay ruux Dumar ah. Libaaxan a [...]
Majaajiliistihii ku caan ku baxay qosolka  Joya Borja oo geeriyooday (daawo)

Majaajiliistihii ku caan ku baxay qosolka Joya Borja oo geeriyooday (daawo)

Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa ku faafay caalamka uuna ku caan baxay ayaa geeriyoday isagoo 65 sano jir ah. wariyaha Dal [...]
Kenya oo ka laabatay xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dadhaab iyo Kakuma

Kenya oo ka laabatay xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dadhaab iyo Kakuma

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u dhigtey xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma illaa dhamaadka bisha Juun ee sanadka 2022-ka [...]
1 189 190 191 192 193 509 2292 / 6107 POSTS