Hargeysa: Libaaxii Baxsadka ahaa oo la toogtay (Warbixin)

HomeWararka

Hargeysa: Libaaxii Baxsadka ahaa oo la toogtay (Warbixin)

Ciidamada Booliska Soomalailand ayaa toogasho kudilay libaaxii baxsadka ahaa ee xalay maqribkii magaalada Hargeisa ku cunay ruux Dumar ah. Libaaxan ayaa waxaa lahaa Wasiir hore oo katirsanaa xukuumadii madaxweyne Siilaanyo, Cali Warancade. Ma aha marki ugu horaysay oo ay libaaxyadan ka baxsadaan beerta lagu xanaaneeyo. wariye Cabdirisaaq Faamoos ayaa Warbixintan ka diyaariyay.

AKHRISO-Taariikhda Dhalinyaradii Gobanima Doonka ee SYL
Goloaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorshe Lagu Sugayo Ammaanka Caasimadda
Buuhoodle: Talaalka COVID19 oo gaarey goobaha ay degan yihiin dadka danyarta ah (daawo)

Ciidamada Booliska Soomalailand ayaa toogasho kudilay libaaxii baxsadka ahaa ee xalay maqribkii magaalada Hargeisa ku cunay ruux Dumar ah.
Libaaxan ayaa waxaa lahaa Wasiir hore oo katirsanaa xukuumadii madaxweyne Siilaanyo, Cali Warancade.

Ma aha marki ugu horaysay oo ay libaaxyadan ka baxsadaan beerta lagu xanaaneeyo.

wariye Cabdirisaaq Faamoos ayaa Warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: