Majaajiliistihii ku caan ku baxay qosolka Joya Borja oo geeriyooday (daawo)

Majaajiliistihii ku caan ku baxay qosolka  Joya Borja oo geeriyooday (daawo)

Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa ku faafay caalamka uuna ku caan baxay ayaa geeriyoday isagoo 65 sano jir ah.

wariyaha Daljir Boosaaso Maxamed Qaal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0