MAANHADAL: MASUULIYADDA DHIBAATOOYINKII KADHASHAY MUDDO KORORSIGA, GO’AANKA MADAXWAYNAHA IYO SHIRKA BERRITO EE BAARLAMAANKA (daawo)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: MASUULIYADDA DHIBAATOOYINKII KADHASHAY MUDDO KORORSIGA, GO’AANKA MADAXWAYNAHA IYO SHIRKA BERRITO EE BAARLAMAANKA (daawo)

Kunalnti wacan dhegaystayaal kusoo dhawaada barnaamjikii Maanhadal ee Warbaahinta Daljir Barnaamjka todobaadkan waxa uu ku saabsan yaha, Mas'uulyada d

MAANHADAL: Xaalka gobolka Sool | maxay ka dhigan tahay doorka Madaxweyne Geellaha Jabuuti ee Sool?
MAANHADAL: Kulan-bulsheedka degmada Baran | Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir (dhegayso )
MAANHADAL: Diidmada Baarlamaanka ee Maxkamada Sare, Muranka sharci oo ka dhalan kara (dhegayso)

Kunalnti wacan dhegaystayaal kusoo dhawaada barnaamjikii Maanhadal ee Warbaahinta Daljir Barnaamjka todobaadkan waxa uu ku saabsan yaha, Mas’uulyada dhibaatooyinka ka dhasha muudo kororsiga madaxda, Go’aankii madaxweynaha iyo kulanka berrito ee baarlmaanka.

Barnaamijka waxaa marti ku ah, Wasiirka Arimaha gudaha iyo Dimuqraadiyeenta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wariirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Faragle io Guddoomiyaha Bulshada Rayidka ah ee Dallada PUNTSA Faysal Qaran.

barnaamijka waxaa soo saaray Xasan Heykal, waxaana soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Boosaaso kusaugna.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: