Xildhibaan Idiris Dhaqtar: “Farmaajo waan kuu duceyneynaa ee usha iska dhig oo Maanta Baarlamaanka hortooda isku casil”

HomeWararka

Xildhibaan Idiris Dhaqtar: “Farmaajo waan kuu duceyneynaa ee usha iska dhig oo Maanta Baarlamaanka hortooda isku casil”

Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xilligaan aysan lahey mas’uul u damqanay, isla m

Dowladda Puntland oo go’aamo cusub ka qaadanaysa la shaqeeynta DFS
RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga
Galmudug oo war kasoo saartay shaqaalle lagu afduubtay Caabudwaaq

Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xilligaan aysan lahey mas’uul u damqanay, isla markaana qof walba uu wato dano u gar ah oo dadka dhibato ku ah.

Waxaa uu ugu baaqay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmajo in uu is casilo, si dalka loo badbaadiyo, loogana ilaaliyo in uu ka dhaco dagaal sokeeye.

“ Farmaajo waan kuu duceeyneeynaa ee usha iska dhig oo Maanta Baarlamaanka hortooda isku casil, sharaf ayaad ku heleeysaa, waxaana ku leeyahay wax waad qaban weeysay oo waa lagaa raayaye fadlan is casil ayuu yiri” Xildhibaanka.

Hadalkan ayuu ka sheegay kulankii baarlmaanka ee maanta oo ay Xildhibaanadu kula hadlayeen Warbaahinta.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: