Dowladda Puntland oo go’aamo cusub ka qaadanaysa la shaqeeynta DFS

Dowladda Puntland oo go’aamo cusub ka qaadanaysa la shaqeeynta DFS

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay dowladda Federaalka kala xaajoon karto waxkasta oo danaheeda ah.

Warsaxaafadeedka oo ka kooban Saddex Bog ayaa Puntland sidoo kwle ku shaacisay in Dastuurka uu siinayo in sida dowlad Madax bannaan oo kale ay u dhaqanto.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com