Author: Xasan

1 16 17 18 19 20 509 216 / 6107 POSTS
Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Dooni siday Maan dooriye

Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Dooni siday Maan dooriye

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa caawa gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya, taas oo lagu soo bandhigay xeebta Liido ee magaalada [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 103aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 103aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi oo Berri la qaban doono

Doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi oo Berri la qaban doono

Gudiga Maamulayada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay shaaciyeen in Maalinta Berito oo Sabti ah qabanayaan doorashada Afar [...]
MAANHADAL: DAAH FURNAAN LA’AANTA DOORASHOOYINKA, CAQABDAHA IYO WAXA KA IMAAN KARA | dhegayso -daawo)

MAANHADAL: DAAH FURNAAN LA’AANTA DOORASHOOYINKA, CAQABDAHA IYO WAXA KA IMAAN KARA | dhegayso -daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadli doono, ,DAAH FURNAAN LA'AANTA DOORASHOOYINKA, CAQABDAHA IYO [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (daawo)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (daawo)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Madar. Hoos kaga bogo. https://soundclou [...]
BADHAN: KURSIGA WASIIR JAMAAL OO AY BEESHU KASOO SAARTAY WARMURTIYEED (daawo)

BADHAN: KURSIGA WASIIR JAMAAL OO AY BEESHU KASOO SAARTAY WARMURTIYEED (daawo)

Shir kadhacay magaalada Dhahar ayaa looga tashaday Kursiga Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal uu ku fadhiyo, waxaana laga digay in la boobo xaqa da [...]
QM oo sheegtay in heerkii ugu sareeyay ay gaartay Abaarta kajirta Somaaliya

QM oo sheegtay in heerkii ugu sareeyay ay gaartay Abaarta kajirta Somaaliya

Warbixin ay soo saartay hay’adda cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO ayaa lagu sheegay in intii u dhaxaysay 2019 iyo 2020 ay tirada nafaqo-xumada hays [...]
Cabdiraxman C/Shakuur:  “Dowlad Goboleedyada ayaa qeyb ka ah boobka doorashada”

Cabdiraxman C/Shakuur: “Dowlad Goboleedyada ayaa qeyb ka ah boobka doorashada”

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxda dowlad Goboleedyada inay qeyb ka yihiin boobka [...]
Madaxweynayaasha Jubbaland & Koonfur Galbeed oo Warmurtiyeed soo saaray

Madaxweynayaasha Jubbaland & Koonfur Galbeed oo Warmurtiyeed soo saaray

Maaxweynayaasha Maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ee Axmed Maxamed Islaam iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay Warmurtiyeed [...]
Maxay ka wada hadleen  Wasiirada Arimaha Dibadda ee Turkiga & Soomaaliya?

Maxay ka wada hadleen Wasiirada Arimaha Dibadda ee Turkiga & Soomaaliya?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada saddexaad ee Shirweynaha Iskaashiga T [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Darooniska Turkiga & Dalalka Soomaliya, Morooko iyo Tuunisiya

Darooniska Turkiga & Dalalka Soomaliya, Morooko iyo Tuunisiya

Shirweynihii 3-aad ee Madaxweynaha dalka Turkiga iyo kuwo ka socda dalal Afrikaan ah ayaa la filayaa inuu berrito ka furmo magaalladda Istanbul ee dal [...]
1 16 17 18 19 20 509 216 / 6107 POSTS