Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 103aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 103aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.
Hadaba Taxanaha 103aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanya, Caqabadaha dumarka ganacsatada qaarkood ka qabsada lacagta moobilada la iskugu diro

Xaawo Axmed ayaa soo jeedinaysa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com