Author: Xasan

1 155 156 157 158 159 509 1884 / 6107 POSTS
CAAWA & LAMAANAHA DALJIR, LAKI IYO HODAN, HAMBALYO HAMBALYO

CAAWA & LAMAANAHA DALJIR, LAKI IYO HODAN, HAMBALYO HAMBALYO

Maamulka Warbaahinta Daljir, Mulkiilaha & Dhammaan Shaqaalaha Daljir waxa ay caawa hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan lammaanaha Daljir Hodan [...]
GAROWE: Wasaarada haweenka oo daahfurtay waaxda Arimaha Qoyska (daawo)

GAROWE: Wasaarada haweenka oo daahfurtay waaxda Arimaha Qoyska (daawo)

Munaasibada Daahfurka waaxda arimaha Qoyska ee Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland waxaa soo jeedinaya Xasan Heykal. https://www [...]
Madaxweyne Qoorqoor oo Gaalkacyo Gaaray

Madaxweyne Qoorqoor oo Gaalkacyo Gaaray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Socdaalkiisa [...]
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta gaaray magaalada Kismayo iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta kumeelgaarka ah ee Maamul [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Wasiir katirsan xukuumada Puntland oo gaaray Bandar-Bayla

Wasiir katirsan xukuumada Puntland oo gaaray Bandar-Bayla

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Cabdiweli Mire Xirsi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada Bandar-Bay [...]
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Iiraan cunaqabataynta laga qaado

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Iiraan cunaqabataynta laga qaado

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka inay qaado cunaqabateynta saaran waddan Iran, ayna labada dal [...]
Farmaajo oo ubax dhigey taallada SYL

Farmaajo oo ubax dhigey taallada SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luul [...]
Qeybtii 2aad iyo Waraysiga maalmaha xoriyada, Maanta waa 1da Luulyo iyo taariikhda SYL (daawo)

Qeybtii 2aad iyo Waraysiga maalmaha xoriyada, Maanta waa 1da Luulyo iyo taariikhda SYL (daawo)

Kusoo dhawaada daawadayaal iyo dhegaystayaal qeybtii 2aad iyo Waraysiga maalmaha xoriyada, Maanta waa 1da Luulyo iyo taariikhda, Barafasoor Cabdisalaa [...]
Machadka SIDRA oo Cilmibaaris ku sameeyay Talaalka Covid-19 (daawo)

Machadka SIDRA oo Cilmibaaris ku sameeyay Talaalka Covid-19 (daawo)

Machadka Cilmi baarisa ee (SIDRA) ayaa soo bandhigay cilmi baari uu ka sameeyay Talaalka Covid-19 | Hadaba Maxamed Cabdilaahi oo katirsan Machadka ( [...]
Wasiirka ganacsiga Puntland oo booqday Kastamka Tuurdibi ee degmada Galdogob (daawo)

Wasiirka ganacsiga Puntland oo booqday Kastamka Tuurdibi ee degmada Galdogob (daawo)

Wasaarada Ganacsiga dowladda Puntland, Maamulka degmada Galdogob iyo Guddiga horumarinta Kastamka Tuurdibi ayaa degmada Galdogob ka bilaabay howlo la [...]
1 155 156 157 158 159 509 1884 / 6107 POSTS