Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta gaaray magaalada Kismayo iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland.

Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa ayaa booqasho maalmo qaadan doonta ku yimid Jubaland iyagoo kulamo kala duwan la qaadan doona madaxda Maamulka Jubaland iyo Bulshada.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ujeedada booqashada Deni ee magaalada Kismaayo ay ku lug leedahay dadaalo uu ku doonayo inuu ku helo taageero iyadoo la filayo in uu isu soo taago doorashada madaxweynaha dalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com