Wasiirka ganacsiga Puntland oo booqday Kastamka Tuurdibi ee degmada Galdogob (daawo)

Wasaarada Ganacsiga dowladda Puntland, Maamulka degmada Galdogob iyo Guddiga horumarinta Kastamka Tuurdibi ayaa degmada Galdogob ka bilaabay howlo lagu dardar galinayo shaqada Kastamka, taas oo isku xiridoonta itoobiya iyo Puntland | Wariyaha Daljir ee degmada Galdogob Idiris Elba ayaa soo jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com