Author: Xasan

1 154 155 156 157 158 509 1872 / 6107 POSTS
Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Heer Federaal oo guddoomiye KMG ah doortay

Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Heer Federaal oo guddoomiye KMG ah doortay

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Heer Federaal 2020-2021 ayaa doortay Guddoomiye kumeel gaar ah. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaa [...]
Mareykanka oo Ciidamadiisa kala baxaya Saldhigga Bagram ee Afghanistan

Mareykanka oo Ciidamadiisa kala baxaya Saldhigga Bagram ee Afghanistan

Ciidankii ugu dambeeyay ee Mareykan iyo Nato ayaa ka baxay saldhigga Bagram ee Afghanistan, oo ahaa xaruntii dagaalka lagula jiray mintidiinta muddo 2 [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble: “Waxaa ku baaqayaa  in loo midoobo la-dagaalanka Al-Shabaab”

Ra’iisul Wasaare Rooble: “Waxaa ku baaqayaa in loo midoobo la-dagaalanka Al-Shabaab”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay [...]
BEERAHA BAARDHEERE & BEERALEYDA: WAA KU TACAB OO KATAG MAALIN WALBA TAAGAN (daawo | dhegayso)

BEERAHA BAARDHEERE & BEERALEYDA: WAA KU TACAB OO KATAG MAALIN WALBA TAAGAN (daawo | dhegayso)

BEERAHA BAARDHEERE &YO BEERALEYDA: WAA KU TACAB OO KATAG MAALIN WALBA TAAGAN | Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxay ka midtahay degmooyinka uu [...]
Faahfaahin: Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ka dhacay Muqdisho

Faahfaahin: Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan toban ruux oo isugu jira askar iyo dad rayid ah ayaa ku dhintey tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxan oo ka dhacay maqaaxi ku taal meel [...]
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso. http [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 79aad daawo)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 79aad daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Barnaamij gaar ah: Xildhibaan noocee ah ayay shacabku u baahan yihiin? (dhegayso)

Barnaamij gaar ah: Xildhibaan noocee ah ayay shacabku u baahan yihiin? (dhegayso)

Xildhibaan caynkee ah ayaa loo baahanyahay, maxay yihiin waxa looga baahanyahay xilibaanada lasoo xulayo in lagu doorto? Dhegayso. https://soundc [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Madar. Hoos kaga bogo. https://soundclou [...]
Guddiga doorashooyinka dadban oo doortay gudoomiye KMG ah

Guddiga doorashooyinka dadban oo doortay gudoomiye KMG ah

Kulan rasmi ah oo ay maanta yeesheen guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa u doortay Mudane Muuse Geele Yuusuf gudoomiyaha kumeel gaark [...]
Maraykanka oo xaqiijiyay in ciidamo Soomaali ay ku sugan yihiin gudaha Ethiopia

Maraykanka oo xaqiijiyay in ciidamo Soomaali ay ku sugan yihiin gudaha Ethiopia

Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay horay u beenisay x [...]
Mustafe Cagjar: “Marnaba uma dulqaadan doonno shakhsiyaadka u gacan-haadinaya TPLF”

Mustafe Cagjar: “Marnaba uma dulqaadan doonno shakhsiyaadka u gacan-haadinaya TPLF”

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustaf Maxamed Cagjar ayaa sheegay in maamulkooda uu tilaabo adag uu ka qaadi doono shaqsiyaadka taageerada u [...]
1 154 155 156 157 158 509 1872 / 6107 POSTS