Author: Xasan

1 133 134 135 136 137 509 1620 / 6107 POSTS
Puntland: Saynab Ismaaciil Maxamed oo noqotay Gabadhii u horaysay ee gasha Aqalka Sare

Puntland: Saynab Ismaaciil Maxamed oo noqotay Gabadhii u horaysay ee gasha Aqalka Sare

Seynab Ismaaciil Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga 8aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacantaag ah 65 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa ay noqta [...]
Farxaan Cali oo kusoo baxay Kursiga 7aad ee Aqalka Sare Puntland

Farxaan Cali oo kusoo baxay Kursiga 7aad ee Aqalka Sare Puntland

Farxaan Cali Xuseen ayaa ku guuleystay kursiga 7aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacantaag ah 65 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa uu noqday Sen [...]
Maxaad ka ogtahay xubnaha ka tanaasulay Doorshada Aqalka Sare ee Puntland ?

Maxaad ka ogtahay xubnaha ka tanaasulay Doorshada Aqalka Sare ee Puntland ?

ilaa Afar Musharax ayaa sheegay inay ka tanaasuleen kursiga Aqalka Sareoo ay usharaxnaayeen, kuwaas oo kala ah. 1: Hibo Isxaaq oo u tanaasushay Sen [...]
Timacade: Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo noqday Xildhibaan Aqalka Sare

Timacade: Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo noqday Xildhibaan Aqalka Sare

Cabdullaahi Xirsi Tima-cade, Wasiirkii warfaafinta Puntlad ayaa noqday Senatorkii 4 aad ee Baarlamaanka Aqalka sare Puntland ku matalaya. [...]
Gaagaab oo noqday Sanatarkii 2aad ee Aqalka Sare

Gaagaab oo noqday Sanatarkii 2aad ee Aqalka Sare

Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) oo oo xilal kala duwan kasoo qabtay Puntland ayaa ku guulaysat kursiga 2aad ee Aqalka Sare Puntland, waxan u tanaasushay [...]
Guddoomiyihii Gobolka Bari oo kamid noqday Xildhibaanada Aqalka sare

Guddoomiyihii Gobolka Bari oo kamid noqday Xildhibaanada Aqalka sare

"Cabdisamad Yusuf Abwan, Gudoomiyihii Gobolka Bari, ayaa noqday Senatorkii 5aad ee Puntland uga mid noqonaya Baarlamaanka labaad ee Aqalka sare. [...]
Wasiir Majiino oo noqday  Sanatarkii 3aad ee Aqalka Sare

Wasiir Majiino oo noqday Sanatarkii 3aad ee Aqalka Sare

Baarlamaanka Puntland ayaa Wasiirkii Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Madamed Cabdi (Majiino) u doortay Senator ka tirsan Baarlamaanka labaad ee [...]
FAROOLE: Xildhibaankii ugu horreeyay ee Aqalka Sare oo dib loogu doortay  Garoowe

FAROOLE: Xildhibaankii ugu horreeyay ee Aqalka Sare oo dib loogu doortay Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa haatan ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare, waxana Golaha wakiilada Puntland ay dooranayaan [...]
Toos: Baarlamaanka Puntland oo xulaya xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u metelaya Puntland

Toos: Baarlamaanka Puntland oo xulaya xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u metelaya Puntland

Baarlamaanka Puntland oo xulaya xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u metelaya Puntland https://www.facebook.com/RDaljir/videos/1396 [...]
WAR-MURTIYEED: Wasaarada Haweenka Puntland oo soo dhawaysay xubnaha gabdhaha ah ee kasoo muuqday liiska Aqalka Sare

WAR-MURTIYEED: Wasaarada Haweenka Puntland oo soo dhawaysay xubnaha gabdhaha ah ee kasoo muuqday liiska Aqalka Sare

Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo arimaha Qoyska ee Puntland "Wasaaradu waxay soodhoweynaysaa xubnaha Gabdhaha ah ee kusoo baxay liiska musharaxiinta [...]
Sidee Ra’iisul Wasaare Rooble loogu soo dhaweeyay  Kenya (Sawirro)

Sidee Ra’iisul Wasaare Rooble loogu soo dhaweeyay Kenya (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si maqaam sare ah loogu soo dhoweeyey dalka Kenya, waxana magaa [...]
DOOLOW: GEDO, Fikrido sheibki & Wal lekiheliyiwaayi Madawinaga iyo Ra’iisul Wasaare Rooble (daawo)

DOOLOW: GEDO, Fikrido sheibki & Wal lekiheliyiwaayi Madawinaga iyo Ra’iisul Wasaare Rooble (daawo)

DOOLOW: GEDO, Fikrido sheibki & Wal lekiheliyiwaayi Madawinaga wagtishay Hileedshay usu dhamadi iyo Ra’iisul Wasaare Rooble | waryagana Daljir Dolo [...]
1 133 134 135 136 137 509 1620 / 6107 POSTS