Puntland: Saynab Ismaaciil Maxamed oo noqotay Gabadhii u horaysay ee gasha Aqalka Sare

Puntland: Saynab Ismaaciil Maxamed oo noqotay Gabadhii u horaysay ee gasha Aqalka Sare

Seynab Ismaaciil Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga 8aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacantaag ah 65 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa ay noqtay Senatorkii 8aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Aamiina Jaamac Ibraahim ay ka hartay tartanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com