Maxaad ka ogtahay xubnaha ka tanaasulay Doorshada Aqalka Sare ee Puntland ?

Maxaad ka ogtahay xubnaha ka tanaasulay Doorshada Aqalka Sare ee Puntland ?

ilaa Afar Musharax ayaa sheegay inay ka tanaasuleen kursiga Aqalka Sareoo ay usharaxnaayeen, kuwaas oo kala ah.

1: Hibo Isxaaq oo u tanaasushay Senator Farxaan Cali Xuseen oo Afartii sano ee la soo dhafay ka tirsanaa Xildhibaannada Aqalka sare.

2: Maxamed Geed Maxamuud Geedo Maxamuud oo u tanaasulay Maxamed Cabdi Cismaan [Majiino) oo hadda ah Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland.

3: Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa u tanaasulay Kowther Cabdullaahi Xersi.

4: Musharrax Fartuun Yuusuf ayaa u tanaasushey Musharrax Sareedo Jeyte.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com