Author: MCI

1 176 177 178 179 180 220 2136 / 2631 POSTS
Golaha wasiirada ee uu magacaabay madaxwayne Awaare oo la dhaliilay

Golaha wasiirada ee uu magacaabay madaxwayne Awaare oo la dhaliilay

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ee Hirshabelle ayaa dhaliilay magacaabista wasiiradii uu shalay magacaabay madaxwaynaha maamulka cusub ee Hi [...]
Qarax kadhacay Bosaso (dhegayso)

Qarax kadhacay Bosaso (dhegayso)

Ugu yaraan shan ka mid ah ciidamada ammaanka ayaa ku dhaawacmay qarax kadhacay bar kontorool oo u dhow suuqa wayn ee Bosaso oo ay ciidamada ay ku baar [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso  (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, [...]
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Zubayr Shiikh Cabdi, xarunta Daljir Gaalkacyo Dhegayste ha [...]
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Dhalashada nabiga oo laga xusay Caabudwaaq (dhegayso)

Dhalashada nabiga oo laga xusay Caabudwaaq (dhegayso)

Nabigeena NNKH ayaa xalay laga xusay magaalada Caabudwaaaq ee gobolka Galgaduud ee dalka Soomaaliya, iyadoona ay socdaan munaasbado lagu waynaynayo na [...]
Soomaali lagu dhibaateeyey gobolka Oromada ee dalka Itoobiya (dhegayso)

Soomaali lagu dhibaateeyey gobolka Oromada ee dalka Itoobiya (dhegayso)

Wararka ka Imaanaya Kiliilka Oromiya ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in lagu dilay halkaasi dad Soomaali ah, qaarna la xanibay, guryo laga gubay. halk [...]
Dad kasoo barakacay colaadda Shabeelada hoose oo gaaray Muqdisho

Dad kasoo barakacay colaadda Shabeelada hoose oo gaaray Muqdisho

Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay soo gaareen deegaankaasi dad badan oo kasoo barakacay colaadda gobolka Shabeelada hoose i [...]
Haweenay 65-sano jir ah oo xalay lagu toogtay duleedka Muqdisho

Haweenay 65-sano jir ah oo xalay lagu toogtay duleedka Muqdisho

Wararka ka imaanaya deegaanka Garisbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay koox hubaysan ay hoygeeda ku toogteen Siteey Maxamed A [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso idinkaga soo jeedinaya Xusee [...]
Guddoomiyaha Goldogob oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyey (dhegayso)

Guddoomiyaha Goldogob oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyey (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Geldogob ee goblka Mudug ayaa beeniyay eedaymo uga yimid qaar kamid ah golaha deegaanka e degmadaasi. Ayaxle Faarax Maxam [...]
Warka Duhurnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Maalin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Duhurnimo, waxaana warka Maanta inoo akhrinaya Zubayr Shiikh Cabdi, xarunta Daljir Gaalkacyo Dhegayste ha [...]
1 176 177 178 179 180 220 2136 / 2631 POSTS