Guddoomiyaha Goldogob oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyey (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Geldogob ee goblka Mudug ayaa beeniyay eedaymo uga yimid qaar kamid ah golaha deegaanka e degmadaasi.

Ayaxle Faarax Maxamed Gudoomiyaha degmada Geldogob ayaa Radio Daljir usheegay inaysan jirin wax xilkaqaadis ah oo lagu sameeyay 

Wuxuu sheegay in mooshin aan shirci ahayn ay keeneen qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Geldogob

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uwaramay ugu horayna wuxuu waydiiyay xilkaqaadista lagu sameeyay?


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com