Haweenay 65-sano jir ah oo xalay lagu toogtay duleedka Muqdisho

Haweenay 65-sano jir ah oo xalay lagu toogtay duleedka Muqdisho

Wararka ka imaanaya deegaanka Garisbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay koox hubaysan ay hoygeeda ku toogteen Siteey Maxamed Aadan oo ahayd haweenay 65- sano jir ah.

Kooxda dilka gaysatay ayaa dilka fuliyay goor dambe oo habeen ah, waxaana ay ka baxadeen goobta.

Wararka ayaa sheegaya haweenayda inay horay u ahaan jirtay ciidamadii xoogga dalka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com