Soomaali lagu dhibaateeyey gobolka Oromada ee dalka Itoobiya (dhegayso)

Soomaali lagu dhibaateeyey gobolka Oromada ee dalka Itoobiya (dhegayso)

Wararka ka Imaanaya Kiliilka Oromiya ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in lagu dilay halkaasi dad Soomaali ah, qaarna la xanibay, guryo laga gubay. halka inbadan oo ka mid ahna la dhacay wixii lacag ah ay haysteen.

Cabdiqaadir Cali oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay dhibaatooyinkaasi inay ka dhaceen deegaan lagu magacaabo Balbalaysi, isagoona sheegay qaar ka mid ah dadkii Soomaalida ahaa inay u baxsadeen dhanka kaymaha.

Cabdixakiin Xuseen ayuuna u waramay

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com