Author: Lakiman

1 832 833 834 835 836 1,486 10008 / 17823 POSTS
Kooxo Burcad badeed ah oo sii daysay muwaadin u dhashay dalka Iran

Kooxo Burcad badeed ah oo sii daysay muwaadin u dhashay dalka Iran

Burcad badeed Soomaali ah ayaa sii deysay badmaaxe u dhashay dalka Iran kadib muddo afar sano oo uu ku jirey gacantooda. Maxamed Sharif Panahandeh [...]
Guddiga dhismaha Laamiga Burtinle oo lacag lagu wareejiyeey (dhegayso)

Guddiga dhismaha Laamiga Burtinle oo lacag lagu wareejiyeey (dhegayso)

Shacabka degaanka Godob weyne ee gobalka Nugaal ayaa maanta deeq lacageed ku wareejiyeey guddiga dhismaha wadada dhexmarta degmadda Burtinle. Warbi [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaana [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhega [...]
President Farmajo signs into law the Establishment Act of the Independent Anti-Corruption Commissions

President Farmajo signs into law the Establishment Act of the Independent Anti-Corruption Commissions

The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Mohamed Abdullahi Farmaajo, has today assented to the Anti-Corruption Commissions Establishment [...]
Puntland oo Garomadeeda shaqo ka siisay shaqaale laga soo eryey Hargeysa (daawo)

Puntland oo Garomadeeda shaqo ka siisay shaqaale laga soo eryey Hargeysa (daawo)

Wasiirka Garoomada iyo Duulista Hawada Puntland oo shir jaraa'id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay shaqadda ka socota guud ahaan garoomadda Puntland. D [...]
Qabridahare oo laga hirgalinayo Mashaaric kala duwan.

Qabridahare oo laga hirgalinayo Mashaaric kala duwan.

Mashaariicaha quwada korontada iyo biyo galinta ee magaalada Qabridahare ayaa maraya heer gabogabo ah, waxaana kulankii ay maanta wada qaateen wafdigi [...]
Shirweyne ka furmay Magaaladda Baydhabo

Shirweyne ka furmay Magaaladda Baydhabo

Kulan socon doono muddo saddex maalmood ah xeer ilaaliyaasha federalka iyo xeer ilaaliyaasha dowlad goboleedyada ayaa ka furmay magaalada Baydhabo ee [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha [...]
RW khayre oo la kulmay Hogaamiyaasha Koonfur galbeed & Hiirshabeele

RW khayre oo la kulmay Hogaamiyaasha Koonfur galbeed & Hiirshabeele

Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Ali Kheyre ayaa Xafiiskiisa Kulan kula Qaatay Madaxweynayasha Dowlad Goboleedyada Koonfur [...]
Maalinta Nabada Aduunka oo maanta kale ku beegan (dhegayso)

Maalinta Nabada Aduunka oo maanta kale ku beegan (dhegayso)

Maanto kale -21 Sep waxaa Dunida looga dabaal degaa maalinta Nabada aduunka,iyado meelo Soomaliya kamid tahay laga xuso maalintan. hadaba 30 Sanno [...]
Gormuu bilaabanaya dhismaha Garoonka Mira Awaare Garoowe.(dhegayso)

Gormuu bilaabanaya dhismaha Garoonka Mira Awaare Garoowe.(dhegayso)

Wasaarada shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntlaad yaa wada dadaalo dib loogu habaynayo Xafiisyadii ay Wasaaradda ku lahayd gobolada si [...]
1 832 833 834 835 836 1,486 10008 / 17823 POSTS