Author: Lakiman

1 758 759 760 761 762 1,487 9120 / 17835 POSTS
Warka Arooryo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan xaru [...]
Qeybaha kala duwan ee Bulshada Galmudug oo ka talo dhiibtay dhameeystirka Dastuurka

Qeybaha kala duwan ee Bulshada Galmudug oo ka talo dhiibtay dhameeystirka Dastuurka

Hay'adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay culumada, odoyaasha dhaqanka, haweenka, dadka naafada ah iyo dhaliny [...]
Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay ciidamada isku urursanaya gobolka Gedo

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay ciidamada isku urursanaya gobolka Gedo

Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka waxay walaac xooggan ka muujinaya ciidamada amniga ee isku urursanaya gobolka Gedo ee Jubaland iyo isku dhacyadii 2d [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Caweysin,  Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso . [...]
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo kulan la yeeshay bahda Garsoorka ee Koonfurgalbeed

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo kulan la yeeshay bahda Garsoorka ee Koonfurgalbeed

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegi [...]
Ahlu Sunna oo ku eedeysay dowlada federalka inay hub kiimiko ah u isticmaashay dagaalkii Dhuusamareeb

Ahlu Sunna oo ku eedeysay dowlada federalka inay hub kiimiko ah u isticmaashay dagaalkii Dhuusamareeb

Madaxda Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo ku sugan Garowe ayaa soo saaray War-Saxaafadeed ay ku muujinayaan jiritaankooda,waxayna ku eedeeyeen [...]
Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
Farmaajo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha kenya

Farmaajo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Da [...]
RW khayre oo hambalyo u diray Haweenka Somaaliyeed

RW khayre oo hambalyo u diray Haweenka Somaaliyeed

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo gabdhaha iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta sid [...]
Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxa lagu so qabtay Khamri farabadan,kadib howlgalo ay sameyeen Ciidamadda Amaanka dowladda Puntland ee gobalk [...]
Puntland oo mudo bil ah hakisay doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Puntland oo mudo bil ah hakisay doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Xukumada Puntland ayaa sheegtay in laga bilaabo maanta oo ku beegan 8-March ay si ku meel gaar ah u joojisey dhammaan doonyaha Kalluumaysiga ee ka ka [...]
1 758 759 760 761 762 1,487 9120 / 17835 POSTS