Author: Lakiman

1 713 714 715 716 717 1,486 8580 / 17826 POSTS
Jubbaland oo Xaqiijisay tiradda dadka laga helay COVID19

Jubbaland oo Xaqiijisay tiradda dadka laga helay COVID19

Jubbaland ayaa shaacisay Kiisas cusub oo ku saabsan Coronavirus laga helay magaalada Kismaayo. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleed [...]
Guddiga Qaran ee Ka hortagga COVID-19 oo Kulan ka yeeshay Xakameynta Karoonaha (Daawo)

Guddiga Qaran ee Ka hortagga COVID-19 oo Kulan ka yeeshay Xakameynta Karoonaha (Daawo)

Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku yeesheen xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, ayaa looga hadlay wax ka qabashada xaaladaha [...]
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo ku xigeenadiisa

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo ku xigeenadiisa

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.30 April 13,2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iy [...]
Dowladda oo Xaqiijisay in ay soo Kordheen Xaalado cusub oo COVID-19 ah (Daawo)

Dowladda oo Xaqiijisay in ay soo Kordheen Xaalado cusub oo COVID-19 ah (Daawo)

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 32 kamid ah waxay k [...]

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Xu [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya  xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Caabudwaaq lagu soo dhaweyeey (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Caabudwaaq lagu soo dhaweyeey (dhegayso)

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa maanta lagu soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Cali Ciid Daahir iyo Wafdi uu hoga [...]
WARGELIN & DIGNIIN COVID-19

WARGELIN & DIGNIIN COVID-19

Wargalintu waa GURIGAAGA JOOG! DIGNIINTUNU waa “nin kuu digey kuma dilin” kaagana digaya khatartaha dhimisho u dhawaadka ee cudurka CORONAVIRUS Hoo [...]
Ibraahim Xabeeb: “Oksijiin la’aan iyo dayac ayuu u dhintay Wasiiru Dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle”

Ibraahim Xabeeb: “Oksijiin la’aan iyo dayac ayuu u dhintay Wasiiru Dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle”

Ibraahim Xabeeb Nuur oo ahaa Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay dayac uu sheegay inuu ku soo arkay Isbitaalka Mar [...]
Somaliland oo ku dhawaaqday joojinta in salaadaha lagu tukado masaajidda

Somaliland oo ku dhawaaqday joojinta in salaadaha lagu tukado masaajidda

Somaliland ayaa ku dhawaaqday in muddo 4 toddobaad ah la joojin doono in salaadaha lagu tukado masaajidda, iyadoo dadweynaha la faray in ay guryahooda [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bosaaso idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
1 713 714 715 716 717 1,486 8580 / 17826 POSTS