Jubbaland oo Xaqiijisay tiradda dadka laga helay COVID19

HomeWararka

Jubbaland oo Xaqiijisay tiradda dadka laga helay COVID19

Jubbaland ayaa shaacisay Kiisas cusub oo ku saabsan Coronavirus laga helay magaalada Kismaayo. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleed

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Kula Kulmay Ururada Bulshadda Rayidka ah (Sawiro)
Puntland oo Farmaajo ugu baaqday inuu dib ugu laabto gogosha wadahadalka ee Afisiyooni

Jubbaland ayaa shaacisay Kiisas cusub oo ku saabsan Coronavirus laga helay magaalada Kismaayo.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo ah guddoomiyaha guddiga ka hortaga Caabuqa Coronavirus ee Jubbaland ayaa sheegay in labo ruux laga helay COVID-19.

Waxaa uu sheegay hadda lagu karantiilay Isbitaalka magaalada Kismaayo halkaasna lagula tacaalaayo.

Labadaan ruux ayaa noqonaaya kuwii ugu horreeyay ee la xaqiijiyay in ay qabaan xanuunka COVID-19 ee kusugan meel kamid ah dowlad goboleedka Jubbaland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: