Madaxeyne Hore Sheekh Shariif oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn Coronavirus (Daawo)

Madaxeyne Hore Sheekh Shariif oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn Coronavirus (Daawo)

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadley xaaladaha xanuunka Coronavirus,isaga oo baaq u direy Madaxda Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaaliya.

Sheekh Shariif oo Warbaahinta Shir Jaraa’id Muqdisho ugu qabtey ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay ka taxadaraan in dhexdooda uu ku faafo Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay dalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com