Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Caabudwaaq lagu soo dhaweyeey (dhegayso)

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa maanta lagu soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Cali Ciid Daahir iyo Wafdi uu hogaaminayo,soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka waxaa ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada Caabudwaaq iyo waxgaradka degmadda.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi jaamac ayaa Warbixintan Caabudwaaq ka soo jeedinaya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com