Author: Lakiman

1 698 699 700 701 702 1,486 8400 / 17826 POSTS
9 Qof oo cudurka Covid19 ugu geeriyooday Muqdisho

9 Qof oo cudurka Covid19 ugu geeriyooday Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in 9 bukaan oo qabay Cudurka Coronavirus ay ugu geeriyootay Isbitaalka Martiini [...]
Ciidanka DFS oo gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Alshabaab

Ciidanka DFS oo gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Alshabaab

Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya ayaa waxaa ay howlgallo ka sameeyeen deegaanka Shalaanbood oo kamid ah deegaannada hoostaga degmada Afgooye e [...]
Jabuuti oo ugu horreeya dalalka Bariga Afrika Kiisaska ugu badan Coronavirus

Jabuuti oo ugu horreeya dalalka Bariga Afrika Kiisaska ugu badan Coronavirus

Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay kiisas hor leh oo cudurka Coronavirus COVID-19, waxaana la diiwaan geliyay 15 kiis oo cusub. Kiisaska cusub ayaa ka [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bosaaso idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Waxgaradka Puntland oo Madaxda iyo Qurbajoogta fariin u diray (dhegayso)

Waxgaradka Puntland oo Madaxda iyo Qurbajoogta fariin u diray (dhegayso)

Caaqil Siciid Cismaan (Shanlayste) oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa Bulshada Puntland, Qurbajoogta ,Culimadda iyo Madaxda ugu baaqay in si wada ji [...]
Cisbitaalka Magaaladda Badhan oo qalab cafimaad la gaarsiyeey (dhegayso)

Cisbitaalka Magaaladda Badhan oo qalab cafimaad la gaarsiyeey (dhegayso)

Maamulka Cisbitaalka Badhan ee gobalka Sanaag ayaa daljir uga warbixiyeey xaaladda Cisbitaalka iyo shaqooyinka uu u qabto Bulshadda Gobalka Sanaag. [...]
Haweenka ka ganacsada Qaadka oo eedeyn u jeediyeey Puntland (dhegayso)

Haweenka ka ganacsada Qaadka oo eedeyn u jeediyeey Puntland (dhegayso)

Qaar kamid ah Haweenka ka ganacsada qaadka oo shir jaraa'id ku qabtay magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ka hadlay joojinta qaadka degaana [...]
Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo la qabtay

Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo la qabtay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Mooshin xilka looga qaadyao Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre uu qabta [...]
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo dhambaal ku saabsan Bisha Ramadaan u diray Muslimiinta

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo dhambaal ku saabsan Bisha Ramadaan u diray Muslimiinta

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dhambaal ku saabsan Hambalyada bisha barakeysan ee Ramadan u diray Muslimiinta, isagoo markii u horeysay s [...]

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
Tirada dadka COVID-19 laga helay Puntland oo gaadhay 10 qof

Tirada dadka COVID-19 laga helay Puntland oo gaadhay 10 qof

Puntland tirada dadka laga helay fayraska "Corona" ayaa maanta gaartay 10 ruux, kaddib markii goor dhawayd la xaqiijiyay 4 xaaladood oo cusub. [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabu [...]
1 698 699 700 701 702 1,486 8400 / 17826 POSTS