Author: Lakiman

1 696 697 698 699 700 1,486 8376 / 17826 POSTS

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Puntland oo ka digtay robaab baaxad leh oo ku soo wajahan dhul udug (Daawo)

Puntland oo ka digtay robaab baaxad leh oo ku soo wajahan dhul udug (Daawo)

Wasiirka deegaanka iyo isbadalka Cimiladda Puntland Prof Ismaacil diiriye oo Radio Daljir Waraysi siyeey ayaa ka digay robaab Lixaad leh oo ku soo waj [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in si guud logu gurmado shacabka Qardho

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in si guud logu gurmado shacabka Qardho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku baaqay in si guud loogu gurmado Magaalada Qardho oo ay ku dhufteen daadad [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
DFS oo ka hadashay xaaladdihi ugu dambeyeey ee Covid19

DFS oo ka hadashay xaaladdihi ugu dambeyeey ee Covid19

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka CO [...]
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dhibaatada binu aadantinimo ee ka dhalatay daadadka ku fatahay magaalada Qardho

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dhibaatada binu aadantinimo ee ka dhalatay daadadka ku fatahay magaalada Qardho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay da [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user-99 [...]
Kahortagga COVID-19 iyo Doorka Bulshada Rayidka (Taxanaha 4aad | dhegayso)

Kahortagga COVID-19 iyo Doorka Bulshada Rayidka (Taxanaha 4aad | dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka GEESI oo todobaadkan uga hadlayno khatarta cudurka Covid-19 oo caalamka saamayn caafimaad oo x [...]
Madaxweynaha Puntland oo maanta gaaray Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo maanta gaaray Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay ka dha [...]
Taliyihii hore Nabadsugida G/Banaadir oo laga saaray xubinnimadii Hey’adda NISA

Taliyihii hore Nabadsugida G/Banaadir oo laga saaray xubinnimadii Hey’adda NISA

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helay ayaa sheegaya Taliyihii hore ee Nabadsugida Gobolka Banaadir Ibraahim Macalin laga ruqseeyay xubinnimadii Hey’ [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay  khilaafka madaxda Hiirshabelle

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay khilaafka madaxda Hiirshabelle

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay khilaafka Madaxda Hir-Shabeelle ee sababay mooshino iska s [...]
1 696 697 698 699 700 1,486 8376 / 17826 POSTS