Author: Lakiman

1 666 667 668 669 670 1,486 8016 / 17826 POSTS

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya W [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horjeestey magacaabis uu sameeyay Madaxweyne Deni

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horjeestey magacaabis uu sameeyay Madaxweyne Deni

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka horyimid wasiiro iyo wasiiro ku xigeenno cusub oo uu magacaabay madaxweyna [...]
WHO oo ku dhawaaqday in xanuunka Corona Virus-ka  uu ku si faafaya koonfurta Amerika

WHO oo ku dhawaaqday in xanuunka Corona Virus-ka uu ku si faafaya koonfurta Amerika

Tirada xaaladaha la xaqiijiyay ee cudurka Corona Virus ee adduunka ayaa kor u dhaafay 5.3 milyan, xilli Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku dhawaaqay in [...]
Sheekh shariif Madaxweynihii hore ee Somaaliya oo hambalyada Ciidka diray

Sheekh shariif Madaxweynihii hore ee Somaaliya oo hambalyada Ciidka diray

Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay iscaawiyaan inta lagu gudajiro maalmaha Ciida,maadaama Sa [...]
Xukuumadda Soomaaliya oo ku baaqday in dadka guryahooda ay ku ciideystaan

Xukuumadda Soomaaliya oo ku baaqday in dadka guryahooda ay ku ciideystaan

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda ayaa dhaqaatiirta iyo howl wadeennada caafimaadka uga ma [...]
Madaxweyne Waare oo hambalyada Ciidka u diray shacabka somaliyeed

Madaxweyne Waare oo hambalyada Ciidka u diray shacabka somaliyeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Hirshabelle meel kasta oo ay joogaan ugu [...]
Somaliland oo laga ciiday iyo Madaxweynaha Maamulkaas oo khudbad jeediyeey

Somaliland oo laga ciiday iyo Madaxweynaha Maamulkaas oo khudbad jeediyeey

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda ciid [...]
1 666 667 668 669 670 1,486 8016 / 17826 POSTS