Author: Lakiman

1 665 666 667 668 669 1,486 8004 / 17826 POSTS
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabu [...]
Madaxweynaha DDS oo kulan qado sharaf ah la qaatay Saraakisha Hay’addaha Amaanka (Sawiro)

Madaxweynaha DDS oo kulan qado sharaf ah la qaatay Saraakisha Hay’addaha Amaanka (Sawiro)

Madaxwaynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay kulan qada sharaf ah oo uu hogaanka nabadgalyada DDS Dr Xusee [...]
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. Hoos ka dhegayso. https://soundcloud.com/ [...]
Sidee looga ciiday Maanta Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal (dhegayso)

Sidee looga ciiday Maanta Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa maanta si weyn looga ciiday,iyado salaaada ciida lagu tukaday masaajida Burtinle. Wariye Axmed Cabdi Axm [...]
Gaalkacyo oo maalinti Labaad laga Ciiday (Daawo)

Gaalkacyo oo maalinti Labaad laga Ciiday (Daawo)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ayaa maanta looga ciiday sidi shalay si ka duwan,iyado maanta la moodayeey in ayba ahayd maalinti kowaad [...]
Culumadda Puntland oo ka hadlay Ciidi shalay ee muranka dhalisay (dhegayso)

Culumadda Puntland oo ka hadlay Ciidi shalay ee muranka dhalisay (dhegayso)

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa kamda Culimada Puntland ayaa ka hadlay Ciidii shalay oo Muranbadan ka dhalisay meelaha qaar oo kamida dunida Islaam [...]
Sheekh Shariif: “Qalabkii dowladda loogu deeqay waxaa qaarkood lagu arkay Suuqyada”

Sheekh Shariif: “Qalabkii dowladda loogu deeqay waxaa qaarkood lagu arkay Suuqyada”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay hambalyada Ciida ayaa sheegay in qalabkii dowladda loo keenay ee loogu tala galay [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay odayaasha Goobweyn

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay odayaasha Goobweyn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Masuuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo [...]
C/raxmaan Odawaa oo noqonaya Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran

C/raxmaan Odawaa oo noqonaya Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran

Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa loo magacaabay Xoghayaha Guud [...]
Tirada dadka laga helay Coronavirus ee Soomaaliland oo korortay

Tirada dadka laga helay Coronavirus ee Soomaaliland oo korortay

Soomaaliland ayaa Maanta oo Axad ah shaacisay kiisas horleh oo Cudurka Coronavirus ah oo laga helay deegaannadeeda iyo Saddex Ruux oo Cudurkaas u dhin [...]
Jen. Cali Gaab oo ka badbaaday Qarax miino loo dhigay gaari uu la socday

Jen. Cali Gaab oo ka badbaaday Qarax miino loo dhigay gaari uu la socday

Waxaa saaka qarax xooggan oo ahaa Miino laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasoo ka dhacay xaafada Afisyooni ee degmada Waabari, waxaana [...]
1 665 666 667 668 669 1,486 8004 / 17826 POSTS