Author: Lakiman

1 584 585 586 587 588 1,486 7032 / 17823 POSTS
Gen.Cabdirisaaq Afguduud oo loo magacaabay Taliyaha Qeybta Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Gen.Cabdirisaaq Afguduud oo loo magacaabay Taliyaha Qeybta Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Wararka ku soo dhacaya Warqabadka Warbaahinta Daljir ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xilki uu ka qaaday Maanta t [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Caabudwaa [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Arday ka qalin jabisay Iskuulka Gambool & Masuuliyiin ka qayb gashay (Daawo)

Arday ka qalin jabisay Iskuulka Gambool & Masuuliyiin ka qayb gashay (Daawo)

Boqolaal Arday ayaa ka qalinjebiyey Dugsiga Sare ee Gambool oo kamid ah dugsiyada ugu waaweyn ee kajira Puntland, Madax kala duwan oo isugu jira kuwa [...]
Nadwo lagu soo gabagabeeyey degmadda Ufayn ee gobalka Bari (Daawo)

Nadwo lagu soo gabagabeeyey degmadda Ufayn ee gobalka Bari (Daawo)

Nadwan oo socotay 4 malmood ayaa lagu soo gabagabaeyeey masjidka furqaan ee magaaladda Ufayn ,waxaana loga hadlayeey ku wacyigalinta bulshada dhaqanka [...]
Maraykanka oo muwaadinintiisa uga digay inay u safraan Xududka kenya & Somaaliya

Maraykanka oo muwaadinintiisa uga digay inay u safraan Xududka kenya & Somaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa Muwaadiniinteeda uga digtay in ay u Safraan dalka Kenya Sababo la xariira dhanka Ammaanka iyo sidoo kale Caafimaadka. War [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Faadumo dagan da [...]
Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegaya in goordhawyd uu ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga s [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 51aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 51aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis, hadana ah maqal & muuqaa [...]
QM oo war ka soo saartay Fataahada dalka ka dhacay

QM oo war ka soo saartay Fataahada dalka ka dhacay

Daadad ay sababeen roobab xilliyeedka ayaa saameeyey ku dhawaad ​​191,800 oo qof oo ku nool gudaha Soomaaliya tan iyo bilihii May iyo Luulyo, taasoo [...]
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay ururada Bulshada Rayidka ah

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay ururada Bulshada Rayidka ah

Ku Simaha Madaxwaynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Ururka Haweenka Caasimadda dowlad goboleedka Galmud [...]
1 584 585 586 587 588 1,486 7032 / 17823 POSTS