Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

HomeWararka

Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegaya in goordhawyd uu ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga s

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo Turkiga ku geeriyooday
Rooble oo Maanta guddoomiyay shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada
Ciidanka Kenya oo dilay nin lagu tuhunsanyahay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya Magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegaya in goordhawyd uu ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buxiyeey.

Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka Stadium Muqdisho waxaana ka soo baxaya warar kala duwan cida lala eegtay.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray xero ciidan ku taalla dhabarka dambe ee Garoonka Stadium Muqdisho.

Wixii ku soo kordha Daljir kala soco.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: