Author: Lakiman
-
Puntland oo si kulul uga hadashay howlgalkii ka dhacay Warshada kabida Gaalkacyo
-
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeer shaqo ku tagay Hobyo
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane: Cali Daahir Ciid iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal, iyo Marwada Madaxweynaha JFS Maama Seynab Mo’alin, ayaa gaaray Magaalo xeebeedka Gobalka Mudug ee Hobyo. Halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyey. Marwo Seynab Mo’allim ayaana Magaalada Hobyo ka…
-
Xukuumadda oo si rasmi ah Maamulka Gobalka Banaadir ugu Wareejisay Maamulka Waxbarshada Caasimadda
Xukuumadda oo dadaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas’uuliyadda maamulka waxbarashada caasimadda. Ku wareejinta maamulka gobalka maamulka waxbarashada ayaa ka dambeeyay is-afgarad dhex maray wassaaradda waxbarashada oo horay u maamuleysay iyo maamulka gobalka. Ujeedada is-fahamka uu maamulka gobalku kula wareegay waxbashada…
-
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faadumo dagan. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.
-
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Xaawo Axmed oo ku sugan Xarunta Daljir Bosaaso.
-
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantastik! hoos ka dhegayso
-
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyadeyeey geeridii G. Sare Cismaan Cumar Maxamed
Xili saaka howlgal ay ciidamadda ka sameyeen warshadi kabida uu ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa ka hadashay dowladda Puntland. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Puntland Hoos ka akhriso. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu tiiraanyada geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii ciidanka…
-
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 52aad – maqal & muuqaal)
Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis, hadana ah maqal & muuqaal. Hoos kaga bogo Taxanaha 52aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo galaa! Hoos ka daawo.
-
Taliyihii Ciidanka Madaxtooyadda Puntland oo howlgal Gaalkacyo ka dhacay ku dhintay
Taliyihii Ciidanka Madaxtoyada Puntland G/Sare Cismaan Cumar Maxmed (Cismaan Itoobiyaan) ayaa ku dhintay Howlgal Ciidamada Puntland ka sameeyey Warshada Kabista Gaalkacyo. Ciidamadda Amniga Puntland ayaa saaka howlgal lagula dagaalamayo Maandooriyaha ka sameyeey warshadi hore kabadi,halkaas oo ay daganayeen Malasheeyo beleed hubaysan. 7 Qof oo isugu jiraa Ciidanka Amniga Puntand ayaa ku dhawacmay howlgalkaas waxaana ku…
-
QM oo walaac ka muujisay Sharciga Galmada ee la horgeeyay Golaha Shacabka
Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka ayaa walaac ka muujiyay Sharciga Galmada oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaasoo dib loo celiyay. Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka jawaabay xeerkaan ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin isku dayga miiska Guddoomiye Mursal u saaray Xeerkaan ku saabsan Galmada oo uu ku tilmaamay mid cusub. “Qaramada…
-
Ciidamadda Dowladda Federaalka oo howlgalo xalay ka sameyeey Muqdisho
Ciidamada Dowlada Faderaalka ah ayaa howlgalo saacado badan qaatay Xalay ka sameeyay Xaafadaha Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,kadib falal amni darro oo kusoo kordhay degmadaas. Howlgalka ayaa waxaa ay Ciidamada Dowladda kusoo xir xireen tiro dad ah oo lagu tuhmayo weerar bambo gacmeed ah oo habeen hore lagu qaaday Guri uu daganaa Sarkaal ka tirsan…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.