Author: Lakiman

1 538 539 540 541 542 1,487 6480 / 17835 POSTS
Garoowe: Tababar loo soo xiray iskaashatada kalluumeysiga Soomaliya

Garoowe: Tababar loo soo xiray iskaashatada kalluumeysiga Soomaliya

Iskaashatada kalluumeysiga Maamulada iyo gobolka Banaadir oo tababar socday 10 beri Garoowe loogu soo xiray. https://youtu.be/_FGrjdcs3HE [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Kulan logu taagereyeey go’aamadi shirkii Arrimaha doorashooyinka oo Bosaaso ka dhacay (Daawo)

Kulan logu taagereyeey go’aamadi shirkii Arrimaha doorashooyinka oo Bosaaso ka dhacay (Daawo)

Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayeey qodobadii ka soo baxay shirkii [...]
Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha aqalka sare oo Muqdisho ku kulmay (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha aqalka sare oo Muqdisho ku kulmay (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan [...]
Ciidamada dawladda federaalka, AMISOM iyo kuwo Galmudug  dagaal kula galay Alshabaab deegaanno koonfurta ka xiga Dhuusamareeb.

Ciidamada dawladda federaalka, AMISOM iyo kuwo Galmudug dagaal kula galay Alshabaab deegaanno koonfurta ka xiga Dhuusamareeb.

Dagaallo xooggan ayaa maanta ka dhacay deegaanno dhawr ah oo dhinaca koonfureed uga toosan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, dagaal [...]
Sii hayaha Ra’iisulwasaaraha oo kormeeray mashruuca ballaarinta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle

Sii hayaha Ra’iisulwasaaraha oo kormeeray mashruuca ballaarinta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle

Sii hayaha Ra’iisulwasaaraha XFS mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, isagoo u kuur g [...]
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararka ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaya Xaawo Axmed Maxamed. [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo Fariin u diray xildhibaanda labada Aqal

Madaxweynaha Jubbaland oo Fariin u diray xildhibaanda labada Aqal

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa baaq u jeediyay Xildhibaanada laga soo doorto Jubbaland. Axmed Mad [...]
Somaliland oo ka hadashay shirkii Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka dhacay

Somaliland oo ka hadashay shirkii Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka dhacay

Somaliland ayaa warkasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho, waxaana ay baaq u dirtay Beesha Caalamka. War Saxaafadeed kasoo b [...]
India: Khasaare ka dhashay dabaq dumay

India: Khasaare ka dhashay dabaq dumay

Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida laga soo xigtay w [...]
Barnaamij Gaar Ah Wacyigelinta COVID-19 (dhegayso)

Barnaamij Gaar Ah Wacyigelinta COVID-19 (dhegayso)

kulantii wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamij gaar ah oo an uga hadlayno khatarta cudurka halista ah ee Covid-19 oo haatan soo laba kacleyeey [...]
Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay RW hore Xasan Cali khayre

Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay RW hore Xasan Cali khayre

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta ku booqday hoyga uu ka degen yahay Muqdisho Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan [...]
1 538 539 540 541 542 1,487 6480 / 17835 POSTS