Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha aqalka sare oo Muqdisho ku kulmay (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha aqalka sare oo Muqdisho ku kulmay (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan

Dab ka kacay Qardho iyo waaxda dab-damiska ee Dagmada oo ku guuleystay Xakameyn dabkaasi
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xaaska hoggaamiyihii Daacish-ta Soomaaliya
Guddoomiyaha gobolka Karkaar oo ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyo shirkii Amniga qodobadii looga hadlay (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari iyo Mudane Mowliid Xuseen Guhaad.

Kulanka oo ka dhacay guriga guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda uu dalku marayo, waxaana Guddoonka Aqalka Sare uu Madaxweynaha ku bogaadiyey doorkiisa muhimka ah ee samata bixinta Dalka.


Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0