Guddoomiyaha gobolka Karkaar oo ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyo shirkii Amniga qodobadii looga hadlay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobolka Karkaar oo ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyo shirkii Amniga qodobadii looga hadlay (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka karkaar ee degmada Qardho Siciid Maxamed Faahiye ayaa ka hadlay arimo ay ka mid yihiin Amniga magaalada Qardho, Canshuuraha, Nadaafada, iyo roobabkii dayrta ee ka da’ay gobolka. hadalkan ayuu maanta Qardho ka jeediyay xili uu warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa. Dhegayso.

Cabdiraxmaan Odowaa: “Nidaamka Farmaajo waxa uu dalka ku soo kordhiyey inta uu dadka dulmiyo haddana ku qasbo in ay aqbalaan”
Sacuudiga oo amar ku bixiyey In la soo xiro fanaanadda Ayasel Slay
Maalinta Haweenka oo laga Xusay Meelo Baddan oo dalka kamid ah

Guddoomiyaha gobolka karkaar ee degmada Qardho Siciid Maxamed Faahiye ayaa ka hadlay arimo ay ka mid yihiin Amniga magaalada Qardho, Canshuuraha, Nadaafada, iyo roobabkii dayrta ee ka da’ay gobolka.

hadalkan ayuu maanta Qardho ka jeediyay xili uu warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: