Author: Lakiman

1 526 527 528 529 530 1,486 6336 / 17823 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle. https://soundcloud.com/user-9 [...]
Maamulka gobalka Hayland oo ka hadlay dhibaatada Ayaxu ku hayo degaanka (dhegayso)

Maamulka gobalka Hayland oo ka hadlay dhibaatada Ayaxu ku hayo degaanka (dhegayso)

Guddoomiye ku xigeenka Hayland Fu'aad Maxamed Muuse oo Radio Daljir Waraysi siyeey ayaa ka hadlay dhibaatada uu Ayaxu ku hayo degaanka. Puntland si [...]
Issimo booqday Dhismaha dekadda Garacad (Sawiro)

Issimo booqday Dhismaha dekadda Garacad (Sawiro)

Boqor Burhaan Boqor Muuse, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, [...]
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Xildhibaanada iyo Senatarada Gobolada Waqooyi oo lagu dhawaaqay

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Xildhibaanada iyo Senatarada Gobolada Waqooyi oo lagu dhawaaqay

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddi Xildhibaano iyo Senataro isugu jira oo qaban [...]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay geerida Cabdiqaadir Mursal

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay geerida Cabdiqaadir Mursal

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida naxdinta leh ee ku timid Rug cadaa saxaafadeed Cabdulqaadir Maxame [...]
Waa sidee xaladda Dekadda Bosaaso? (Daawo)

Waa sidee xaladda Dekadda Bosaaso? (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Puntland Maxamed Cabdi Majiino oo beeniyeey warar lagu faafiyey Baraha Bulshadda kaas oo ahaa in dekadda Bos [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Koonfur Africa: Muwaadin somaliyeed oo dab lagu qabadsiyeey xaruntiisa Ganacsi

Koonfur Africa: Muwaadin somaliyeed oo dab lagu qabadsiyeey xaruntiisa Ganacsi

Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in uu dab qabsaday dukaan uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed oo ku yaalla wadada El [...]
Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari kufsi geystay

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari kufsi geystay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda, kaas oo lagu helay fal kusi a [...]
Madaxweyne  Trump oo markale weraar afka ku qaaday ilhaan Cumar

Madaxweyne Trump oo markale weraar afka ku qaaday ilhaan Cumar

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congreska Mareykanka. Wuxuu sheegay in Ilhaan [...]
Taliska Ciidamadda Maraykanka ee Africom oo sheegay in la kordhinayo duqaymaha lagu beegsanayo Alshabaab

Taliska Ciidamadda Maraykanka ee Africom oo sheegay in la kordhinayo duqaymaha lagu beegsanayo Alshabaab

Taliska millatariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa ku baaqay in la kordhiyo cadaadiska la saaro ururka Al-Shabaab oo ay k [...]

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
1 526 527 528 529 530 1,486 6336 / 17823 POSTS