Waa sidee xaladda Dekadda Bosaaso? (Daawo)

HomeWararka

Waa sidee xaladda Dekadda Bosaaso? (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Puntland Maxamed Cabdi Majiino oo beeniyeey warar lagu faafiyey Baraha Bulshadda kaas oo ahaa in dekadda Bosaaso gabi aahanba is xirtay. Dekadda Bosaaso waxaa maanta ku soo xirtay Markab laga dajiyeey 56 Kuntiner.

Guddoomiyaha Waxbarashada Karkaar iyo Barbaarinta Carruurta (dhegayso)
Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo ku goodiyay inay ka jawaabayaan weerarkii Soobe
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Puntland Maxamed Cabdi Majiino oo beeniyeey warar lagu faafiyey Baraha Bulshadda kaas oo ahaa in dekadda Bosaaso gabi aahanba is xirtay.

Dekadda Bosaaso waxaa maanta ku soo xirtay Markab laga dajiyeey 56 Kuntiner.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: