Maamulka gobalka Hayland oo ka hadlay dhibaatada Ayaxu ku hayo degaanka (dhegayso)

Maamulka gobalka Hayland oo ka hadlay dhibaatada Ayaxu ku hayo degaanka (dhegayso)

Guddoomiye ku xigeenka Hayland Fu’aad Maxamed Muuse oo Radio Daljir Waraysi siyeey ayaa ka hadlay dhibaatada uu Ayaxu ku hayo degaanka.

Puntland siiba Wasaaradda degaanka ayuu ugu baaqay inay wax ka qabato dhibaataada uu degaanka ku hayo Ayaxu.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com