Author: Lakiman

1 471 472 473 474 475 1,486 5676 / 17823 POSTS
Maxaa ka soo cusboonaday Banaanbaxyadi ka dhacay Baladweyne?

Maxaa ka soo cusboonaday Banaanbaxyadi ka dhacay Baladweyne?

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Janeraal Muqtaar Xuseen Afrax oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa la kulmay qaar kamid [...]
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta: “ Annagu ogolaan mayno in wax naloyeeriyo”

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta: “ Annagu ogolaan mayno in wax naloyeeriyo”

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa digniin u diray dalalka shisheeye isla markaana ka codsaday in aanay soo faragelin arrimaha gudaha ee Kenya, si [...]
Faysal Rooble: “Kenya ma aha Cadow Soomaaliyeed. Cadowgu waa Itoobiya! (dhegayso)

Faysal Rooble: “Kenya ma aha Cadow Soomaaliyeed. Cadowgu waa Itoobiya! (dhegayso)

Soomaalida Itoobiya oo tira ahaan lagu qiyaaso 8 milyan hal hoteel iyo ganacsi meeldhaxaad ah kuma laha Addis; meesha Soomaalida-Kenya ay kamidyihiin [...]
Galmudug oo war ka soo saartay dagaal beeledyadda

Galmudug oo war ka soo saartay dagaal beeledyadda

Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war kasoo saartay howlgallo amni xaqiijin ah oo malmihii la soo dhaafay laga sameeyay degmada Cabudw [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdirisaaq Faamoos (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdirisaaq Faamoos (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdirisaaq Cabdalla Faamoos. Hoos kaga bogo. h [...]
Goodax Barre oo kasoo horjeestay Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle

Goodax Barre oo kasoo horjeestay Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si dag uga soo horjeestay dhismaha Cusub ee Maamulka Hir [...]
Barlamaanka Kenya oo ka doodaya khilaafka Somaaliya & kenya

Barlamaanka Kenya oo ka doodaya khilaafka Somaaliya & kenya

Baarlamanka Kenaya ayaa ka dooday khilaafka diblomaasiyadeed ee haatan ka dhex bilaabmay labada dal. Arintan ayaa daba joogta go’aankii ay Soomaaliya [...]

Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe [...]
Warka Caweysin iyo Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Garoowe ka soojeedinaya Maxamuud Maxamed Jaamac. Hoos ka d [...]
Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho oo kamid ah ila [...]
Puntland oo go’aamo ka soo saartay sarifka lacagta shiling somaaliga ah

Puntland oo go’aamo ka soo saartay sarifka lacagta shiling somaaliga ah

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha W [...]
1 471 472 473 474 475 1,486 5676 / 17823 POSTS