Faysal Rooble: “Kenya ma aha Cadow Soomaaliyeed. Cadowgu waa Itoobiya! (dhegayso)

HomeWararka

Faysal Rooble: “Kenya ma aha Cadow Soomaaliyeed. Cadowgu waa Itoobiya! (dhegayso)

Soomaalida Itoobiya oo tira ahaan lagu qiyaaso 8 milyan hal hoteel iyo ganacsi meeldhaxaad ah kuma laha Addis; meesha Soomaalida-Kenya ay kamidyihiin dadka ugu taajirsan Nayroobi, Mombasa iyo xarumaha kale ee ganacsi. Haddaba kee baa ah cadow Soomaaliyeed? Aqoonyahan Faisal Rooble ayaa sharaxaya labadda wadan ee aan dariska nahay midka Cadowga ah. Hoos kaga bogo.

Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 119
Maamulka Somaliland oo shaaciyeey kisaas cusub oo covid-19 ah
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Soomaalida Itoobiya oo tira ahaan lagu qiyaaso 8 milyan hal hoteel iyo ganacsi meeldhaxaad ah kuma laha Addis; meesha Soomaalida-Kenya ay kamidyihiin dadka ugu taajirsan Nayroobi, Mombasa iyo xarumaha kale ee ganacsi. Haddaba kee baa ah cadow Soomaaliyeed?

Aqoonyahan Faisal Rooble ayaa sharaxaya labadda wadan ee aan dariska nahay midka Cadowga ah.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0