Faysal Rooble: “Kenya ma aha Cadow Soomaaliyeed. Cadowgu waa Itoobiya! (dhegayso)

Faysal Rooble: “Kenya ma aha Cadow Soomaaliyeed. Cadowgu waa Itoobiya! (dhegayso)

Soomaalida Itoobiya oo tira ahaan lagu qiyaaso 8 milyan hal hoteel iyo ganacsi meeldhaxaad ah kuma laha Addis; meesha Soomaalida-Kenya ay kamidyihiin dadka ugu taajirsan Nayroobi, Mombasa iyo xarumaha kale ee ganacsi. Haddaba kee baa ah cadow Soomaaliyeed?

Aqoonyahan Faisal Rooble ayaa sharaxaya labadda wadan ee aan dariska nahay midka Cadowga ah.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com