Author: Lakiman

1 1,123 1,124 1,125 1,126 1,127 1,486 13500 / 17826 POSTS
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland ?

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland ?

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta looga hadlay Amniga, Joojinta Deegaameynta Cusub, Siyaasadaha Habraacyada Maamulka Shaqaalaha Dowladda i [...]
Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Mursal oo ka wada hadlay Xaalada Maamulka Koofur Galbeed

Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Mursal oo ka wada hadlay Xaalada Maamulka Koofur Galbeed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kula [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Musharrax Cali Xaaji Warsame iyo olalihiisa madaxtinimada Puntland iyo soodhaweyntii Goldogob (daawo)

Musharrax Cali Xaaji Warsame iyo olalihiisa madaxtinimada Puntland iyo soodhaweyntii Goldogob (daawo)

Cali Xaaji Warsame, musharax Madaxweyne Puntland 2019, ayaa maanta gaaray magaladda Goldogob oo ka tirsan gobalka Mudug. Musharaxa waxaa goldogob ku s [...]
Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyadda oo Iscasilay

Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyadda oo Iscasilay

Wararka Radio daljir ay ka helayso baydhabo caawa ayaa sheegaya in Afayeenkii Golalaha iskaashiga Maamul Goboleedyada Cabdullaahi Shiikh Xasan uu iska [...]
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Difaaca Turkiga (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Difaaca Turkiga (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkig [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim ,Daljir Bosaaso (dhegayso/daawo)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim ,Daljir Bosaaso (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan kuna soo dhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). H [...]
Bangiga Amal oo Maalgalinaya Haweenka Magaaladda Cabudwaaq (dhegayso)

Bangiga Amal oo Maalgalinaya Haweenka Magaaladda Cabudwaaq (dhegayso)

Bangiga Amal Bank ayaa 30 Haween ah oo ku nool magaaladda Caabudwaaq u qeybisay lacag ay ganacsi ku sameystaan oo taas oo deyn ahaan loo siyeey ayna b [...]
Faahfaahin iscasilaadda Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan (Akhriso)

Faahfaahin iscasilaadda Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan (Akhriso)

Shariif Xasan Madaxweynihii Koonfur galbeed ayaad sidaad wararkeenaba ku maqlayseen galabta ku dhawaaqay in uu iscasilay xilli uu dhexda uga jiro cada [...]
Wacaal daray ah: Madaxweyne Shariif Xasan oo is Casilay

Wacaal daray ah: Madaxweyne Shariif Xasan oo is Casilay

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa sheegaya iin uu hadda ku dhawaaqay in uu tanaasulay iyadoo ilaa xalay Sharii [...]
1 1,123 1,124 1,125 1,126 1,127 1,486 13500 / 17826 POSTS