Musharrax Cali Xaaji Warsame iyo olalihiisa madaxtinimada Puntland iyo soodhaweyntii Goldogob (daawo)

Musharrax Cali Xaaji Warsame iyo olalihiisa madaxtinimada Puntland iyo soodhaweyntii Goldogob (daawo)

Cali Xaaji Warsame, musharax Madaxweyne Puntland 2019, ayaa maanta gaaray magaladda Goldogob oo ka tirsan gobalka Mudug. Musharaxa waxaa goldogob ku soodhaweyeey  nabadoono, dhalinyaro, aqoonyahano, haween, arday iyo qayabaha kala duwan ee bulshadda Goldogob.

Cali Xaaji Warsame ayaa tan iyo markii uu Gaalkacyo kaga dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweyne Puntland 2019 wuxuu kormeero ku mareyeey degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan Puntland.

Hoos ka daawo warbixin socdaalka Cali Xaaji Warsame iyo soodhaweyntii Goldogob.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com