Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyadda oo Iscasilay

Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyadda oo Iscasilay

Wararka Radio daljir ay ka helayso baydhabo caawa ayaa sheegaya in Afayeenkii Golalaha iskaashiga Maamul Goboleedyada Cabdullaahi Shiikh Xasan uu iska casilay xilkaasi.

iscasilaadiisa ku sheegay in ay ku kaliftay kadib markii Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu iscasilay waxa uu sheegay in uusan xilka afayeenimo ee Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada uusan sii heyn karin maadama uu meesha ka baxay Madaxweynihii keynsaday sida uu sheegay.

Cabdullaahi Shiikh Iscasilaadan uu sameeyay ayaa imaanayso wax yar uun ka dib markii uu Shariif Xasan Shiikh Aadan uu iska casilay xilka madaxweynenimo ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com