Author: Khadar Cawl

1 5 6 782 / 82 POSTS
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Xukuumada dhaliil ujeediyey (Daawo muuqaal)

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Xukuumada dhaliil ujeediyey (Daawo muuqaal)

Shir saxaafadeed ay magaalada Garoowe ku qabteen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland ayay uga hadleen dad lagu xirxiray deegaanada Puntland oo [...]
Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray

Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray

Koonfurta magaalada  Gakacyo ee maamulka Galmudug maanta waxaa ku soo gabagaboobay shir beeleed muddoo dhawr maalmood ah ka socday halkaasi, kaasoo ar [...]
“Ujeedada socdaalkaygu waxay ahayd xuska YOGA.” Safiirka Hindiya waraysi gaar ah

“Ujeedada socdaalkaygu waxay ahayd xuska YOGA.” Safiirka Hindiya waraysi gaar ah

"Ujeedada ugu weyn ee socdaalkayga wuxuu ahaa inaan u dabaal degno maalinta caalamiga ah ee YOGA, waxaan qabanay laba xafladood oo mid uu nagala qaybg [...]
Cumar Faaruuq: “Waa been lama bedelin magaca NUSOJ” (war saxaafadeed)

Cumar Faaruuq: “Waa been lama bedelin magaca NUSOJ” (war saxaafadeed)

Hogaanka Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee (NUSOJ) ayaa maanta iska fogeeyay sheegashada ah in magaca ururka la badalay, taasoo ay ku tilmaa [...]
Puntland: Hay’ada Care oo Kaamamka barakacayaasha ka fulinaysa olole nadaafadeed (Daawo)

Puntland: Hay’ada Care oo Kaamamka barakacayaasha ka fulinaysa olole nadaafadeed (Daawo)

Olole balaaran oo nadaafadeed ayaa laga sameeyey kaamaamka barakacayaasha ee magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. kadib markii hay'ada keer ay tababar [...]
Xiriirka Wararka been-abuurka iyo weerarka Wasiir Goodax ku qaaday Puntland

Xiriirka Wararka been-abuurka iyo weerarka Wasiir Goodax ku qaaday Puntland

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdilaahi Goodax Barre oo bishii hore hadal uu sheegay khilaaf [...]
Buuhoodle: Ururada dhalinyarada oo loo qabtay tababar looga hadlayo dimuqraadiyeynta

Buuhoodle: Ururada dhalinyarada oo loo qabtay tababar looga hadlayo dimuqraadiyeynta

Buuhoodle: daladda ururada dhalinyarada Puntland Youth Network (PYAN) oo gacan ka helaysa hay'ada Forum SYD ayaa magaalada Buuhoodle tababar ugu qabat [...]
“Kufsiga Puntland ka socdaa waa mashruuc “, Waxaa qortay Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe.

“Kufsiga Puntland ka socdaa waa mashruuc “, Waxaa qortay Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe.

Kufsiga Puntland ka socda Waa Mashruuc amniga iyo xukuumadda puntland lagu khalkhalinayo, dumarkana lagu cabsi galinayo. waxay arintaani bilaab [...]
Garoowe “Nafaqadarro baahsan baa jirta ilaa 900 oo kun oo caruur ah ayay saamaysay Soomaaliya”, Daawo

Garoowe “Nafaqadarro baahsan baa jirta ilaa 900 oo kun oo caruur ah ayay saamaysay Soomaaliya”, Daawo

Shir looga hadlayey kor u qaadista dhaqdhaqaaqa la dagaalanka nafaqa daradda kajirta Puntland ayaa ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.  [...]
Puntland: Xuska maalinta haweenka oo siweyn looga abaabuley Garoowe (Daawo)

Puntland: Xuska maalinta haweenka oo siweyn looga abaabuley Garoowe (Daawo)

Munaasibadan oo siweyn loosoo agaasimay laguna xusayey maalinta haweenka aduunka waxaa ka qaybagalay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, Was [...]
1 5 6 782 / 82 POSTS