Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Xukuumada dhaliil ujeediyey (Daawo muuqaal)

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Xukuumada dhaliil ujeediyey (Daawo muuqaal)

Shir saxaafadeed ay magaalada Garoowe ku qabteen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland ayay uga hadleen dad lagu xirxiray deegaanada Puntland oo ay sheegeen in loo xiray fal aan danbi ahayn.

Xildhibaanadan oo xiganaya qodobo kamid ah datsuurka Puntland ayaaa xukuumada Puntland ugu baaqay in lasii daayo culimada iyo xubnaha kale ee lagu xiray deegaanada Puntland.

Warbaahinta Daljir oo su’aal ka waydiisey xildhibaanada in dawlada Federalku xaq u leedahay in mashaariic ay ka fuliso Puntland iyadoo baarlmaraysa xukuumada kajirta Puntland ayay kaga jawaabeen arintaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com