Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray

Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray

Koonfurta magaalada  Gakacyo ee maamulka Galmudug maanta waxaa ku soo gabagaboobay shir beeleed muddoo dhawr maalmood ah ka socday halkaasi, kaasoo arrimo badan looga hadlayey.

Shirka oo ay ka qaybgalayey dhinacyo kala duwan oo bulsho, maamul iyo madax dhaqan oo wada mid ah mid ka mid ah beelaha maamulkaasi Galmudug ayaa looga arrimo amniga, midnimada beeleed, midda heer maamul goboleed, iyo tan qaranimo ee Soomaaliya.

Aakhirkiina maanta ayaa warmurtiyeed ka kooban qodobo door ah laga soo soo saaray, haddabaHaddaba Maxamed Siciid oo ka mid ah hawl-wadeennada shirkaasi maanta Galkacyo ku soo idlaaday, kana mid ah ergada shirka  Hobyo ka qaybgalaysa ayaa nooga warramay ujeedooyinka dhabta ah ee labada shirba.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0