Author: Khadar Cawl
-
Charter of Demands for Somalia’s Constitutional Review adopted to strongly defend workers’ rights
December 17, 2019 A 2-day national seminar on the Role of Trade Unions in Somalia’s Constitutional Review Process was yesterday concluded in Mogadishu, bringing together more than 30 trade union representatives and leaders from 12 affiliated unions of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU). The seminar, which was supported by the Italian Agency for…
-
Somali Government, Employers and Workers agreed on priorities for Decent Work Country Programme
Marking consensus on the implementation of Somali Decent Work Country Programme (DWCP), the Government of Somalia, Employers’ and Workers’ Organizations have agreed on four priorities for coming five (5) years. These priorities include, promoting fair opportunities for Jobs creation & skills development, extending social protection for all; institutional capacity for labour administration; and social dialogue…
-
Advertisement JPP- Call for PROPOSAL – Media outreach
JPP- Call for PROPOSAL – Media outreach 14-11-2019
-
Ra’isal Wasaare Khayre oo balan qaad u sameeyey saxaafada Soomaaliya
Masuuliyiin ka socda ururka suxufiyiinta aan xuduuda lahayn ee aduunka ayaa magaalada Paris ee caasimada dalka France kula kulmay Raisal Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maalmahan booqasho ku jooga dalkaasi. Masuuliyiinta RSF oo uu horkacayey xoghayaha guud ee RSF Christophe Deloire, ayna weheliyeen madaxa ururka u qaabilsan arimaha Africa mudane Arnaud Froger iyo…
-
Somali Journalists Join the Rest of the World to Mark International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists
2 November 2019, Mogadishu – the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) with support from UN Women and the International Federation of Journalists (IFJ) today commemorated in Mogadishu this year’s International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists under the theme “End the Violence and Harassment against Women Journalists”. Over 50 journalists from the…
-
NUSOJ oo si weyn u xustay maalinta caalamiga ah ee joojinta dambiyada aan la ciqaabin ee laga galo suxufiyiinta
Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta ku qabatay xaflad aad u heer sareyso taasoo lagu xusaayay maalinta caalamiga ah ee joojinta dambiyada aan la ciqaabin ee laga galo suxufiyiinta. Munaasabadaan ayaa waxaa ururka NUSOJ ku gacan siiyay hay’adda QM ee UN Women iyo Ururka Suxufiyiinta Adduunka ee IFJ. Xuska maalintaan oo halku dhig…
-
IFJ ” Waxaan aad uga walaacsanahay dhibaatooyinka sii kordhaya ee saxafiyiinta Soomaaliya
Ururka suxufiyiinta Aduunka ee magaciisa loosoo gaabiyo IFJ ayaa garabkiisa Soomaaliya ee NUSOJ ku taageeray dhaleecaynta Isku dayga lagu xakamaynayo suxufiyiinta madaxa banaan ee ka shaqeeya deegaanada Puntland. Wasiirka Warfaafinta Puntland Cali Xasan Axmed ayaa ku dhawaaqay in dhamaan suxufiyiinta reer Puntland waajib ku tahay inay iska diiwaan geliyaan wasaaradiisa ka hor 15 Oktoobar 2019…
-
RSF: “Dhammaan suxufiyiinta Puntland waxay ku jiraan halis” warsaxaafadeed
Ururka suxufiyiinta aan xuduuda lahayn ee adduunka oo magaciisa loo soo gaabiyo RSF ayaa dhaleeceeyey kororka dhibaataynta iyo cabsi gelinta warbaahinta madaxa banaan iyo suxufyiinta ka hawlgala deegaanada Puntland. Suxufiyiinta ayaa ka cabsi qaba inay laga hor istaago inay ka hawlgalaan deegaanada Puntland todobaadyada soo socda kadib markii wasiirka warfaafinta Puntland Cali Xasan Axmed oo…
-
Ururka NUSOJ oo si adag u cambaareeyey weerarka xarumaha Daljir loo geystey
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa cambaareeyey talaabo ciidamo katirsan bilayska Puntland shalay ku weerareen xarunta Daljir ee Garoowe. “Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) wuxuu si adag u cambaareynayaa falka rabshadaha leh ee ay qaadeen booliiska dawladda Puntland oo ka dhan ah hogaanka warbaahinta madaxa banaan ee Daljir xarunteeda Garoowe…
-
Puntland: qorshaha horumarinta Puntland oo lagu daahfuray Garoowe (Muuqaal)
Daahfurka diyaarinta qorshaha horumarinta Puntland ee shanta sano ee soocota ayaa lagu daah furay munaasibad balaaran oo ka dhacday xarunta Hay’ada horumarinta cilmi baarisaha Puntland ee PDRC. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, golihiisa wasiirada, xildhibaano baarlamaanka ah. QM iyo ururada bulshada ayaa ka qaybgalay daahfurka qorshaha horumarinta Puntland. Wakiil ka socdey QM oo hadal ka…
-
Deegaanada Puntland oo kala baranaya sida loo ilaaliyo deegaanka (Dhegayso)
Wasaarada deegaanka, beeraha iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland ayaa safar aqoon kala kororsi ah u geysey deegaano ka tirsan, Bari, Nugaal iyo Haylan ee Puntland xubno ka socda deegaanada, Jalam, Xarfo iyo Burtinle ee gobolada Mudug iyo Nugaal. Safarkan oo qaatay mudo 7’aad ah ayaa wasaaradu doonaysaa in deegaanada la booqday laga barto sida ay…
-
Puntland oo cashuuraysa shaqalaaha Hay’adaha ku sugan Puntland (Muuqaal)
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta dhaqaalaha ee Puntland oo ay weheliso wasaarada maaliyada ayaa Hay’adaha QM, NGO yada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ba loogu soo bandhigay dhaqan gelinta cashuuraha ku waajibey shaqaalaha Hay’adaha ka shaqeeya deegaanada Puntland. Masuuliyiinta waaxda dhakhli ururinta ee wasaarada maaliyada ayaa soo bandhigay noocyada…