Author: Khadar Cawl

1 2 3 4 7 24 / 82 POSTS
Badhan: Xuska todobaadka dhiraynta Puntland oo lagu qabtay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

Badhan: Xuska todobaadka dhiraynta Puntland oo lagu qabtay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay munaasibad lagu xusayey todobaadka dhiraynta ee deegaanada Puntland oo sanad walba laga xuso deega [...]
NUSOJ: “Iska diid xukunta ceebta ah ee Maxkamada Ciidanku ku riddey wariye madaxbannaan” (Warsaxaafadeed)

NUSOJ: “Iska diid xukunta ceebta ah ee Maxkamada Ciidanku ku riddey wariye madaxbannaan” (Warsaxaafadeed)

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyey Xukunka sadexda sano ee xariga ah oo Maxkamada ugu saraysa ee ciidamada Puntland k [...]
Dowladda Maraykanka (USA): “Waa in si degdeg ah loo qabto doorashada Soomaaliya”

Dowladda Maraykanka (USA): “Waa in si degdeg ah loo qabto doorashada Soomaaliya”

Warsaxaafadeed ka soo baxay hawlgalka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maraykanku aad uga walaacsanyahay cakirnaanta doorashooyin [...]
Fariin caafimaad bulshada iyo  saamaynta safmareenka Covid 19

Fariin caafimaad bulshada iyo saamaynta safmareenka Covid 19

Fariin caafimaad bulshada iyo ka hortaga saamaynta cudurka safmareenka  ah ee Covid 19, Fariintan waxay ka timi Hay'ada Care International oo kaashana [...]
Garowe: Wargelin muhiima oo ku socota Xoola dhaqatada Puntland | (Muuqaal)

Garowe: Wargelin muhiima oo ku socota Xoola dhaqatada Puntland | (Muuqaal)

Garowe: Wargelin muhiima oo ku socota Xoola dhaqatada Puntland | Fadlan gaarsii saaxiibadaa si ay u wargeliyaan eheladooda xoola dhaqatada ah| http [...]
Isutaga Ururada bulshada Rayidka Soomaliyeed oo walaac kamuujiyey Ismariwaaga Shirka Dhuusamareeb

Isutaga Ururada bulshada Rayidka Soomaliyeed oo walaac kamuujiyey Ismariwaaga Shirka Dhuusamareeb

Mogadishu 05 Febraayo 2021; Isutaga Bulshada Rayidka Soomaliyeed waxaan walaaca ka muujineyna ismarin waaga shirka Dhuusamareb uga socdo hogaanka [...]
Boosaaso: Taxanaha 4’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Boosaaso: Taxanaha 4’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Taxanaha 4'aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 oo ah mid sii badanaysa bulshaduna aysan si dhab ah u qaadanayn digniinaha caafimaad maanta w [...]
Boosaaso: Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Boosaaso: Taxanaha 3’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Taxanaha 3'aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 oo ah mid sii badanaysa bulshaduna aysan si dhab ah u qaadanayn digniinaha caafimaad maanta w [...]
Garowe: Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo ka hadlay cabashada Shacabka ee Sicir Bararka

Garowe: Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo ka hadlay cabashada Shacabka ee Sicir Bararka

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa War qoraal ah kasoo saaray cabashada shacabka Puntland ee arimaha Sicir Bararka & diidmada laca [...]
Boosaaso: Taxanaha 2’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Boosaaso: Taxanaha 2’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Taxanaha 2'aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 oo aj mid sii badanaysa bulshaduna aysan si dhab ah u qaadanayn digniinaha caafimaad maanta w [...]
Boosaaso: Barnaamij gaar ah Ka hortaga halista  COVID19

Boosaaso: Barnaamij gaar ah Ka hortaga halista COVID19

Halista COVID19 waa mid sii badanaysa bulshaduna waa kuwo inkiraya khatartan, barnaamijkan waa bilowga taxane wacyigelin ah, Save The Children ayaa so [...]
Muqdisho: Mucaaradka oo doorbidaya dib udhaca doorashada xili Rooble dalka  doorasho u dareeriyey.

Muqdisho: Mucaaradka oo doorbidaya dib udhaca doorashada xili Rooble dalka doorasho u dareeriyey.

Qabashada doorasho wakhtigeeda ku dhacdo ayadoo la fulinaayo heshiiska siyaasadeed ee gaareen Dowladda Federaalka iyo 5ta Dowlad goboleed ayaa waxay a [...]
1 2 3 4 7 24 / 82 POSTS